1 / 23

WAXQABADKA SHAQO EE WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA 2014

Ministry of Interior, Local Governments HQ. Garowe, Sub Office Bossaso. Shirka Bandhiga Waxqabadka Dowladda 2014 27-28 th Dec, 2014. WAXQABADKA SHAQO EE WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA 2014. Puntland Government of Somalia. Lagu qabanayo :- Garowe , Puntland. Qaab Dhismeedka Wasaaradda.

griffithk
Download Presentation

WAXQABADKA SHAQO EE WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA 2014

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. Ministry of Interior, Local Governments HQ. Garowe, Sub Office Bossaso ShirkaBandhigaWaxqabadkaDowladda 2014 27-28th Dec, 2014 WAXQABADKA SHAQO EE WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA 2014 Puntland Government of Somalia Laguqabanayo:- Garowe, Puntland

  2. Qaab Dhismeedka Wasaaradda

  3. HIGSIGA • 1. Dadka Puntland oo helay deegaan nabaddoon iyo nolol degan iyadoo la higsanayo Yoolasha Horumarinta iyo weliba wadashaqeyn muuqata oo lala yeesho dhammaan jilayaasha horumarinta. • 2.  Puntland oo xoogan, leh cudud nabadgelyo kana tirsan Dowlad Federaal ah ee Soomaaliya, iyadoo dhowranaysa Diinta Islaamka, hidaha iyo dhaqanka, horumarinaysa aadanaha, ilaalineysa deegaanka, kheyraadka dabiiciga ah si siman iyo joogteysan. • 3. Hirgelinta Siyaasadda iyo shuruucda caalamiga ah ee ilaalinta xuquuqda aadanaha, sharciga caalamiga ah ee ilaalinta qaxootiga iyo magangelyo doonka, xalka waara ee dadka baracakayaasha ah iyo dadka soo noqonaya iyadoo kor loo qaadayo xaaladaha dhaqan dhaqaale ee dadyowgaas

  4. HOWLGALKA • Dowladda Puntland ooraadineysainaydibuhabeynkusameysoadeegyadabulshadasiloodardargeliyonolosha, amnigaiyosidoo kale loojoogteeyoadeegbixinta, dhisiddanabadda, dowladwanaaga, kabashadadhaqaalaha, iyo ka qaybgalbulshooobuuxa. In korlooqaadonolosha, loonaraadiyoxalwaaradadkakubarakacaywadankagudihiisa iyadooloomarayosiyaasaddabarakacayaasha, habraacaqorshahageedigaxalkawaaraiyosidoo kale in la xoojiyoilaalintaiyogacansiintadadkaqaxootigaiyomagangelyodoonkawadanka.

  5. Dhisidda Maamulada • Wasaarada wax ay Goloyaal Degaan u dhistay…… ( Gaalkacyo, Galdogob, Jariiiban, Xarfo, Tawfiiq, Ufeyn, Gunbax, Balidhidin, Baargaal,Dhahar,Bareeda iyo Caluula) , arintaas oo ahayd markii ugu horeysay Puntland halsano gudaheed la dhiso 12 Degmo oo sidaa u kala fog iyadoo la hirgalinayo siyaasada maamul gaarsiinta meelaha fog fog. • Waxaa kale oo is bedel lagu sameeyey saddex gobol oo kala ah Nugal, Gardafuu iyo Cayn isla markaana waxaa degmo cusub loo magacaabay (Degnada Saaxi ee Gobalka Mudug).

  6. DismahaGolayashaDegaanka

  7. Kor u qaadida Tirada iyo Tayada shaqaalaha: • Waxaa goloyaasha degaanka ee cusub lagu tababaray doorka masuuliyadeed ee ay ku leeyihiin maamulida dawladaha hoose iyo hogaaminta wanaagsan. • Shaqaalaha Dawladaha hoose oo lagu tababaray hab qorsheynta mashaariicda iyo diyaarinta miisaaniyadaha dawladaha hoose. • Waxaa la shaqaaleyey 45 shaqaale heer wasaaradeed iyo heer Gobol iyo heer Degmo si kor loogu qaado shaqa abuurka degaanadda. • Dhisme cusub oo ka kooban laba dabaq oo wasaaradu ka dhisayso halka wasaaradaha dawlada loo asteeyey, heshiiskiisiina iyo cidii dhisaysayba la dhamaystiray

  8. Xalinta khilaafaadka: • Wasaaradu waxay nabadayn dhex dhigtay beelo ay dhexmareen gacan kahadal iyo dagaalo , waxaa inta badan beelihii ku dagaalamay ama khilaafku ka yimi la dhameeyey arimahoodii marka laga reebo kuwa hada gacanta lagu hayo. • Waxaa kale oo wasaaraddu ay u diyaar garow iyo isu soo ururin ugu jirtaa shir weyne balaaran oo dawladu hogaaminayso dhamana Puntland.

  9. Hagaajinta Xiriirka Wasaarada, Gobolada, Degmooyinka iyo Hay’addaha kale Dawlada • Waxaa joogto laga dhigay xog todobaadle ah oo ay soo diraan dhamaan Gobolada iyo degmooyinka Puntland , xogta oo ay ku dhamaystiran tahay dhamaan xaaladaha kajira dalka , waxaana xogta si toos ah usoo dira Isu duwayaasha Gobolada. Xogta waxaa ay u qeyb santaa (Xaladaha Amniga, Arimaha Bulshada, Degaanka, Hormarinta reer miyiga, Mashaariicda socota, Caqabadaha ka jira degaanada iyo tala soo jeedin guud). • Ka qeyb Galka iyo diyaarinta New Deal ( PSG1)

  10. Horumarinta Reer Miyiga: • Wasaaraduwaxay ka qabatey: • Qeybintaxooloiyoraashindadkiikuaafoobeyduufaant (cyclone) eekudhufateysaddexxagalka (Dangoroyo, AyliyoBayla) • Qeybintaraashinkadadkiikubarakacaydagaalkiisaaxdheer. • Biyodhaankiiabaartiidhaweydeedawladu ay kudeeqdaydadkeeda (Nugal,Sanaag,Bari, KarkaariyoGardafuu)

  11. Hormarinta iyo la socoshada xaalada qoxootiga Puntland ku nool: • Baahinta Siyaasada Barakacayaasha ku nool Puntland • Kur u qaadista xaalada nolosha ee barakacayaasha • Samaynta barnaamijka xalka oo waara oo barakacayaashaa loogu samaynayo degaan rasmi ah • Soo dhaweynta dadka ka soo noqonaya Yeman iyo Kenya.

  12. Diwaan Galinta Magan galyo Doonka Jaantuuska Diiwaangelinta Magangelyo Doonka Jan-Oct 2014

  13. Socota...

  14. Ukuurgalida Shacabka Degaanada fog gog degan

  15. Ukuurgalida Shacabka Degaanada fog gog degan

  16. Isla Xisaabtankii Barlamaanka

  17. Tayeynta Shaqaalaha

  18. IS DHEXGALKA BARAKACAYASHA IYO DADKA DEGAANKA

  19. IS DHEXGALKA BARAKACAYASHA IYO DADKA DEGAANKA

  20. Caqabadiihii naga horyimi • Dhaqaalaha oo aan ku filayn in dhamaan goloyaasha degaanka la dhamaystiro. • Shirweynihii dhamaan laysugu keeni lahaa reer Puntland oo aan dhameystirmin kaas oo ay ku xirnayd gaarista iyo dhismaha golayaasha gobolada qaar. • Gaadiika wasaarada oo aan suuro galinayn aadida degaanada fog fog oo dhan. • Tayada shaqaalaha Gobolada jooga oo aan gaarin meeshii laga rabay si ay u xaqiijiyaan warbixinaada laga rabo gobolada

  21. Waxaan ka baranay sanadkan • Dadka oo aad u danaynaya in dawladu soo gaarto meelaha ay joogaan, isla markaana ay u dareemayaan in ay yihiin dad laga warqabo lana dhageysanyo ra’yigooda iyo rabitaankooda guud iyo midka gaarka ahba.

  22. MAHADSANIDIN MAHADANIDIN SIDA WANAAGA LEH EE AAD NOO DHAGEYSATEEN DHAMAANTIIN PUNTLAND HAMIGEEDU WAA HORAY HANKEEDUNA WAA MAAMUL WANAAGSAN OO GAARSIIYA SHACABKIISA HALKA UU U SOCDO MIDNIMADEEDUNA WAA MUQADAS LAMA TAABTAAN AH RAGA MINDIDA DAABKEEDA HAYAANA WAA HANADADII IYO HALYEEYADII HALKAA AY RABTO U KAXAYN LAHAA

More Related