80 likes | 191 Views
Dhismaha CERT. Qeex dhismaha CERT. Muuji sida ay CERTyadu ugu tacalluqaan ICS. Sharax shuruudaha diiwaan-gelinta. Ujeeddada Maaraynta Goobta. Joogtee nabdoonaanta shaqaalaha samatabbixiyeyaasha ah. La imow hoggaamin cad iyo qab dhismeedka hawsha.
E N D
Dhismaha CERT • Qeex dhismaha CERT. • Muuji sida ay CERTyadu ugu tacalluqaan ICS. • Sharax shuruudaha diiwaan-gelinta.
Ujeeddada Maaraynta Goobta • Joogtee nabdoonaanta shaqaalaha samatabbixiyeyaasha ah. • La imow hoggaamin cad iyo qab dhismeedka hawsha. • Hagaaji waxgalnimada dedaallada samatabbixinta.
Baahida loo Qabo Urursanaanta CERT Waxay bixisaa: • Eray bixin caam ah oo wax ka gasha war-isgaarsiin wagal ah iyo faham guud. • Wadaxiriir waxgal ah oo xubnaha kooxda u dhexeysa. • Qaab maarayneed oo si fiican u qeexan. • Xisaabtan.
Himilooyinka Urursanaanta CERT • Garataa xaddiga dhibaatada • Go’aansataa tab guud • Qalab iyo waxtar keentaa • Diiwaangelisaa waxqabadka iyo natiijooyinka
Qaab Dhismeedka ICS ee Asaasiga ah Taliyaha Dhacdada Taliyaha Waaxda Hawlgalka Taliyaha Waaxda Saadka Taliyaha Waaxda Qorshaynta Taliyaha Waaxda Maamulka CERT iyo ICS-ta
Qaabka Taliska CERT Taliyaha Waaxda Hawlgalka Taliyaha Kooxda Dab-deminta Taliyaha Kooxda Goobidda iyo Samatabbixinta Taliyaha Kooxda Caafimaadka S & R Koox A Kooxda Kala sooca Kooxda dab deminta A S & R Koox B Kooxda Daweynta Kooxda dab deminta B S & R Koox C Kooxda Rabrabta (meesha meydka) Kooxda dab deminta C Aaga Hawlgalka Qaab-dhismaha CERT
Go’aan-gaarista CERT • Dhib culus = Samatabbixin ma leh • Dhib dhexe = Yaree samatabbixiyeyaasha iyo waqtiga dhismaha lagu jirayo • Dhib khafiif ah = Hel, kala-sooc, dawee, kala-muhiimadee bixinta dhibbanayaasha
Masuuliyadaha Diiwaangelinta • Barta taliska sii xog is daba joog ah. • Diiwaangeli xaaladda dhacdada. • Meelaha dhacdada • Marinnada la maro • Halista la ogaaday • Meelaha caawinta laga heli karo