90 likes | 271 Views
Halista Dabka. Cabudhid Kulayl Qiiq. Samaysiga Qorshaha Dabeed ee Qoyska. Rakibo dawanka dabka ka diga. Sii aqoonso meelaha fakashada. Sii baro qorshe fakasho. Ku tababbaro u digidda xubnaha qoyska. Baro lambarka gurmadka ee waaxda dabka. Haddii uu Dab Kaco. Degdeg bannaanka ugu bood.
E N D
Halista Dabka • Cabudhid • Kulayl • Qiiq
Samaysiga Qorshaha Dabeed ee Qoyska • Rakibo dawanka dabka ka diga. • Sii aqoonso meelaha fakashada. • Sii baro qorshe fakasho. • Ku tababbaro u digidda xubnaha qoyska. • Baro lambarka gurmadka ee waaxda dabka.
Haddii uu Dab Kaco • Degdeg bannaanka ugu bood. • Aad meesha lagu kulmayo oo lagu ballamay. • Wac waaxda dabk demiska.
Haddaadan Fakan Karin • Calallo qoyan ku gufee dhinacyada albaabka iyo leyrsheyaasha. • Wac waaxda dabdemiska. • Hoos u dhawow oo daaqadna u dhawow. • Dariishadaha kor iyo hoos u fur. • Ka lul calal midab iftiimaya leh daaqadda.
Ka Hortegidda Dabka • Samee raadin khatar dabeed. • Baar burjikooyinka iyo shooladaha sanadkiiba. • Kululeeyayaasha “uu shaybaarku baaray” keliya iibso. • Carruurta ka fogee tarraqa iyo qaraxadaha. • Hubi sida ay korantadu u xiran tahay. • Ka fogee waxyaabaha gubta burjikada.
Saddexda Nooc ee Dabduureedka • Dab-duleed • Dab-dhuleed • Dab-fooq (baarka geedaha)
U Diyaarsanaanta Dab-duureedka • Hayso tuubbo jardiino oo ku filan in ay gaarto guriga oo dhan. • Hel matoor gaas ku shaqeeya oo la qaadan karo. • Ku qalabee shooladaha iyo tuubbada burjikada gasha dhimbil-ceshayaal. • Ha kuu dhawaadeen alaabta dabka lagu demiyo. • Isticmaal qaabayn dhisme iyo qaab-dhuleed oo habboon.
Inta Lagu Jiro Dab-duureed • Dhegayso xog gurmad. • Ku ekee hebedka (eeyaha, iwm) meel ama saaxiib ama qaraabo ay la joogaan u samee. • Gee faraajiinta guban karta bartamaha guriga. • Qaad oo meesha ka saar daahyada iyo gandoobka guban kara. • Dhamaan albaabbada iyo daaqadahaba fur.
Dab-duur ka Dib • Isticmaal taxaddar markaad soo noqonaysid. • Baar saqafka markiiba. • Ha la baaro haanta gaaska iyo saliidda kululeeyahaba. • Eeg haday liiq-liiqanayaan geedaha guriga ku hareeraysan. • Haddii aysan koranto jirin, eeg qaybiyaha weyn.