1 / 5

Duufaan Ba’ani Waa. . .

Duufaan Ba’ani Waa. Tan soo saarta taluulshe (shiid-baraf) wadajira oo ah ugu yaraan saddex-rubac oo inji bed ahaan, lehna 58 mayl saacaddii xawaare ah ama keenta tornaado. Khataraha ay Keenaan Duufaanuhu. Biriq Shiid baraf Dabeel-hoosaadda iyo dabaylaha xarriiqa toosan Tornaadooyin.

maisie
Download Presentation

Duufaan Ba’ani Waa. . .

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. Duufaan Ba’ani Waa. . . Tan soo saarta taluulshe (shiid-baraf) wadajira oo ah ugu yaraan saddex-rubac oo inji bed ahaan, lehna 58 mayl saacaddii xawaare ah ama keenta tornaado.

  2. Khataraha ay Keenaan Duufaanuhu • Biriq • Shiid baraf • Dabeel-hoosaadda iyo dabaylaha xarriiqa toosan • Tornaadooyin

  3. U Diyaarsanaanta Duufaanaha • Faham khatarta. • Baro in aad is yarayso/kaduuddo. • La soco digniinaha.

  4. Inta Lagu Jiro Duufaanaha Iska jir: • Ilaha biyaha. • Telefoonka. • Debedda.

  5. Haddaad Debedda (Bannaanka) Joogto . . . • Ka dheerow ilaha biyaha. • Gabbaad ka doono dhisme adag. • Hadday muhiim noqoto: • Gabbaadso gaari ama. • Aad meel hoose iskana dhig wax yar (is-kaduud). • Iska jir biriqyada dabiiciga ah.

More Related