80 likes | 292 Views
HORDHAC CILMI-NAFSI. QEYBTA KOWAAD. HOR-DHACA KOOWAAD EE CILMI-NAFIGA MACALIN AHMED ALI UKAASH. Cilmi-nafsiga marka luuqad ahaan loo sharraxo , waxa uu noqonaya ‘psych’ oo micnaheedu yahay nafta , “ ology ” oo micnaheedu yahay barashadii ama cilmigii .
E N D
HORDHAC CILMI-NAFSI. QEYBTA KOWAAD HOR-DHACA KOOWAAD EE CILMI-NAFIGA MACALIN AHMED ALI UKAASH.
Cilmi-nafsigamarkaluuqadahaanloosharraxo, waxauunoqonaya ‘psych’ oomicnaheeduyahaynafta, “ology” oomicnaheeduyahaybarashadiiamacilmigii. • Waa labaereyooasalahaanafGriig ah oomarka la iskuwadamicneeyonoqonaya ‘’ barashadanafta
Markacilmiahaanloomicneeyo psychology, waxa ay noqoneysaa “ barshadamaskaxdaaadanahasida ay u shaqeyso, dabeecadahashaqsiyaddaqofkaiyoraad-raacahab-dhaqanadaiyosidoo kale maareyntahab-dhaqanada. • Howlahafekerka, qaabfekerka, iyocafimaadkaguudeemaskaxdaiyocaqliga.
Dhowrsu’aaloodmarkaaynuisweydiino, maxayshaqsiyaadkaqaar ay u yihiinkuwoxishooda, shaqsiyaadkalenaaysan u xishoonin? Maxaydadkaqaar ay u yihiinkuwaisasoojiitaoodhinacwalbaiskafahama, kuwokelenaaysaniskufahmin? Masesaadaalinkarnaaxariirkasiiwaaridoonaiyomidkaaansiiwaaridoonin?
Aanintaaskuekeystosu’aalaha. Su’aalahaasiyosu’aalokaloobadanbawaxaaynu ka jawaabidoonaamarkaaynubaranaynoawoodahab-dhaqankaaadanaha. Balsecilmi-nafsiguwacilmigaiskuhowla in uumarwalbamaareeyofekerkaiyohab-dhaqankaaadanahasi ay naftaugunagaatocaafimaad.
Markiiaynudhahnaycilmi-nafsigawaabarashadahowlahamaskaxdaiyohabdhaqanka, waalaguekeynkaraykaliyawaabarashadahowlahamaskaxda, balsehab-dhaqankawaxaaloogudaraywaxa ay tahay in maskaxdu ay ka dhashaantallabokastaiyohab-dhaqankastaoouuqofkusameynaayo.