450 likes | 577 Views
Jamhuriyadda Somaliya. 2008. Wasaaradda Caafimaadka. Isbitaalka Benaadir. …. Isbitaalka hooyada iyo dhallanka benaadir waxa uu ka koobanyahay. Diarrhoea Treatment. Center In Benadir Hospital. Isbitaalka hooyada iyo dhallanka benaadir waxa uu ka koobanyahay
E N D
Jamhuriyadda Somaliya • 2008 Wasaaradda Caafimaadka Isbitaalka Benaadir
….. .. Isbitaalka hooyada iyo dhallanka benaadir waxa uu ka koobanyahay
Diarrhoea Treatment Center In Benadir Hospital
Isbitaalka hooyada iyo dhallanka benaadir waxa uu ka koobanyahay • 1-Diarrhea treatment center oo ah meesha laga ogaado lagana kontorollo dilaacada shuban biyoodka (outbreaks )magaalada muqdisho lagana qaada samballada si loo ogaada waxa sababa dillaacadda shuban biyoodka ee gobolka benaadir laguna daaweeyo
Sanadkii hore bilaha jan_dec 2007 • Waxaa isbitaalka benaadir soo gaartay bukaan tiradooda tahay 9628 • <5yrs waxay tiradooda garaysay 6613 waxaana tiradaa ka geeriyotay 83 caruur ah • >5yrsna 3015 bukaan ah ayaa la qabtay waxaana ka geeriyootay 53 qofood • Jadwalkan soo socda ayayna ku caddahay bil walba iyo inta bukaanka ee isbitaalka uu qaabilay
Sanadkan 2008 bilaha janaayo ilaa bisha marchna waxaa isbitaalka benaadir soo gaaray bukaan qabo shuban oo tiradooda tahay 1175 • Tirada caruurta da’dooda ka yarthay 5 sano waxay ahayeen 1007 • Tirada bukaan ee da’dooda ka weyneed 5 sanana waxay ahyeen 168 isku dar waxaa isbitaalka ku geeriyiiday 35 bukaan ah.
Tirada guud ahaan isku darka sanadkii hore iyo sandkaan waxaa isbitaalka uu qaabilay tiradaan :
OPD Benadir Hospital PEDIATRIC OPD REPORT May 2007 -March 2008
In Patients Pediatric Ward From June 2007-March 2008
Waxuu kale oo isbitaalka leeyahay qaybo kala ah • Maternity OPD • Maternity ward 16 • Delivery ward • Operation Theater • Surgical ward 12 • Orthopedic ward 13
Laboratory • Blood Bank • OPD Neuralgic • OPD General Medicine
Maternity ward Sanadkii hore iyo sandkan
Benadir Hospital Blood Bank Activities Jan_dec 2007
Blood Bank Activities January - March 2008
Blood Trunsfusion January - December 2007
Number Of Patients Blood Trunsfusion
Benadir Hospital OPD Adult & Neurology
OPD Adult From June 2007 To March 2008
OPD Neurology From February To March 2008
Operation Theater June2007-March2008
Nuritional Screening For In Patient Childeren <5 yrs Jan-March 2008
Faafin: • SomaliTalk.com | Apr 10, 2008: