560 likes | 715 Views
Cilmiga kombiyuurka loogu talagalay dadyowga ku cusub. Juni 2013. Soo bandhigida kombiyuutarka.
E N D
Soobandhigidakombiyuutarka Kombiyuutarkawaxuu ka mid yahayqalabyadanoogumuhimsanqarniganhadakujirno. Waxuukusinayaafursadaadkuukeydsatid, sooqaadashoiyoqiimeyniyomacluumaadyoaad u badan . Kombiyuutarkawaauuxawlibadanyahaywanataxadarleyahay. Kombiyuutarkameelooyinbadanwaa laga helaaxaladooyinbadanadadkaweyuuisticmaalan. Meelahalooguisticmaalowaxaa ka mid ah iskuulada, jaamacadaha, warshadaha, haayadahaiyoguryaha.
Jiirka Adigooadeegsanayaajiirkawaxaad ka shaqeynkartaawaxyalahakaagamuuqdashaashada. Waxaadfurikartaabarnaamij. Waadhaqaajin karta, kopiyereynkartaaiyotirtirikartaafeylalkaadigookuuqabanayajiirkakadibnariixaya . Jiirkawaxuuleeyahaybadhan-bidixeediyobadhan-midigeed. Dhexdiisanawaxaakujirashaag-wareega. Waadbedelikartaamawqifyadajiirka. Waxaadsameeynkartaatusaale. Saxitaanxawligalabanlaabkaeeriixitaankaiyobeddelidmuuqaalkafalaartajiirka Badhanka-bidixda Shagawareega Badhanka- midigta
Badhanka midigta Riix badhanka midigta = Riix badhanka midigta. Markaadriixdid badhanka midigtawaxaakuufurmayabuugyarookuutusayadoorashooyin kala duwan. Buugaganyaryarwey kala duwanyihinwaxakujirawaxeytaaskuuxirantahaymeeshaadkuuqabatid badhanka midigta.
Badhanka Bidixda Hal mar riixAdigooriixaya badhanka bidixdaoodooranayaamacalaamadeeynaya. Labolaabriix (labojerdhakhsouuriix) adigooriixaya badhanka bidixdaeejiirkafuritaanaadfureeysidfeyl, ama gal amabarnaamij. jiditaaniyosiideynkuqabo badhanka bidixeed:Calaamadeey hal feylkagamuuqdashaashada. Hoos u riix badhanka bidixeedeejiirka. Adigoouusoojiideyagoobtacusubkadibsiidaa badhanka jiirka. Sidaasayaasameynkartaamarkaadkopiyeryneysidamaqaadeysidfeylalyada (iyogalalka) Laga bilaabogoobilaagoob kale kombiyuutarkadhexdiisaAdigoouubahneyn in aadjartidamakukolleysid.
LooxaQoraalka Badhamada ka baxsanqoraalkaF1-F12 Badhanka dibuunoqodka Badhanka- Insert Badhanka-Esc Badhanka- kor uubaxhoosuubax Badhanka-Tab Badhanka-Lamberka Badhanka- Homeiyo- End Badhanka- fartaweyn Badjanka-Tirtire Badhanka- Dhexeeya Bdhanka- Alt BadhankaFalaarta Badhanka-Win Badhamadatirooyinka Badhanka- Amarka Badhanka - Shift Badhanka-Ctrl Looxaqoraalkawaxuu ka mid yahayqeeybahamuhimka ah marka laguqoraayomacluumaadyadakombiyuutarka. Waxaadkuqorikartaaxarafyo, calaamadoiyotirooyiin. Waxaadadeegsankartaalooxaqoraalkaadigoohoggaaminayakombiyuutarka. Waadistimaalikartaadhoowramarooofududooaad ka amreeysidlooxaqoraalkakombiyuutarka, markaadrabtid si dhakhsoiyo si fiican in aaduushaqeysid.
GruubyadalooxaQoraalka Badhamadakuwaxarafyadaiyotirooyinka. Badhamadakantrollka (CTRL, Alt, ESC, Win). Badhamadakeligood la isticmaalikaroamaisku-dar kuwa kale lala isticmaalikaro si loohergeliyotalaabooyinkudhaqaaq ah. Badhamada-hawlqabasho (F1, F2, F3, F4 ......... F12) waxaalooisticmaali in eyfuliyaanhawlgaar ah. Badhamadahawl-qabashadawaxeyleyihiinhawlo kala duwan sida barnaamijadaeyku kala duwanyihiin. Waxaanidiinsharaxeynaasidaaloogaisticmaalo Windows XP. Badhamada-Hagaya (piltangenterna, HOME, END ,PAGE UP, PAGE DOWN, DELETE , INSERT) waadisticmaalikartaamarkaadhageeysiddokumentiamaboogagainternetkaiyomarkadwax ka badaleeysidwaxqoraa. BadhamadaTirooyinka. Badhamadatirooyinkawaxaadkuuqorikartaalambarosiidhakhso ah madaamaweyiskuxigaanweynaislasocdaan. Badhamadatirooyinka laga maheloqaar ka mid ah kombiyuutaradalooyaqaano (Labtop).
Print Screen Waauusawirayaashaashadaoodhan ("screenshot”). Waadkuudajinkartaa (Ctrl + V) isagoosoosareysidamabarnaamij kale. Scroll Lock Waxaalooisticmaaladhowrbarnaamij sida loo kala badalo badhanka falaartauueegiyobadhamadahaga. Dhinacamidigtaeelooxaqoraalkaoo ka muuqanayanal in uushidadanyahay SCROLL LOCK amadamsanyahay. Pause/Break Hakinayabarnaamijsiikuumeelgaar ah sida kuwaqadiimka ah. Badhankan siidhif ah ayaaloogaisticmaala Windows XP. Tre speciella tangenter
Skrivbordet Markaadshididkombiyuutarkawaxaakuusoobaxayamiiska-Windows eesawirkashaashada. Miiskawaxaakoryaalamaadoyinamabarnaamijoiyoluuqyoloomarobarnaamijyada. Hooswaxaad ka arkeysaagoobtafirfircoonida. ´Waxaadtoosmiiskaugafurikartaabarnaamijamagoobtadibuushidkaamagobtacawitankaee badhanka laga shido. Barnaamijka Internet Explorer BarnaamijkaRealPlayer Barnaamijkaqoraalka-Word Kombiyuutarka ( Saladaqashinka) Gal Barnaamijka Photoshop Barnaamijka Adobe Reader Miiskakombiyuutarka maadoyin Saacada Sameecada Goobtafirfircoonida Start Luqada Feylalkakuu furan
Barnaamijyadashaashada Isku-duwid: Waxaaddoorankartaa in aadiskuhabeysidbarnaajiyada sida eyuu kal weynyihin, magac, noocamataarikhtiiugudanbeyseyoo la badalo.Cusbooneysiin: Tan waxaaddoorankartaa marka aadwaqtidheeraad ka shaqeyneysokombiyuutarka. • RiixJiirka badhanka migtameelbanaan ka riixshaashadamarkaaswaxaakuumuuganayabuugyaroo sidan hooseuueeg.
Feylcusubsameyniyo gal cusubeemiiskashaashada Meelbanaan ka riixshaashadaadeegsojiirka badhanka migta.Doorocusub”. Dooronoocafeylkaaadrabtidooaadsameyneysid.
WaxkabadalmawqifkamiiskashaashadaRiix badhanka midigtaeejiirkameelbanaaneemiiskashaashada. Dooro ”Sifo”. Halkan waxaadku dari kartaasawirokudhagsanshaashadaamadooromidab. RiixmeeshanBläddrakadib ka doorokombiyuutarkasawirmarkaaskusookordhimiiskashaashadasawirkas. Ama ka dooroMidabshaashada .
Waafajinkamiiskashaashada MarkaadriixdidgoobtanAnpassaskrivbordetwaxaakuufurmayabuuganyar. Riixmuuqalkakaahoreeyakuwalooyaqaano ikonerooaadrabtid in eykagamuuqdaanmiiskashaashada. Waxaadbadalikartaanoocyada si kala doorasho ah. Shafeyntamiiskashaashada: Ikonadahaaadanisticmaalinmuudodheerwaadkasaarikartaamiiskashaashada.
Shaashada kombiyuutarka markuu damsanyahay Jeebka labaad hoostiisa (Skärmsläckare) waxaad ku sifayn kartaa markuu damo kombiyuutarka shaashadiisa midabyo kala duwan iyo noocyo.. Waxaad ku xiri kartaa waqti uu kuu shidmayo midabyada marka kombiyuutarka nasasho kuu galo. Halkan waxaad ka dooraneysaa nooyada iyo midabyada • Halkan waxaad ku xireysaa waqti uu ku shidmayo
JeebkaqeybtasadexaadhoostiisaMuuqaal halkan waxaadkadooraneysaamidabyadadariishadahaiyomuuduuc. Waxaadkadoorankartaacabirkaikonadaeemiiskashaashada. Muuqaal
Jeebka afaraad hoostiisa Mawqika waxaa lagu sifeyn karaa habka midabyada kaaga muuqanya miiska shaashada. mawqifyada
Garoonkafirfircooniga Garoonkafirfirciinigawaalistokutaalomiiskashaashadahoostiisa. Batoonka laga damiyooohooskuyaalageeskabidixdaeemiiskashaashadaAdigooadeegsanayagaroonkafirficoogigaayaa ka shidikartaabarnaamijyada, iskabaddelidbarnaamijyada kala soconayaakuwakuushidanayaakagamuuqanayahoosgaroonkafirfircooniga. Caadiahaangaroonkafirfircoonigawaxaad ka heleysaashaashadameeshauguhooseysa, laakinwaxaaddhigankartaabidixda,migtaamashaashadameeshaugukoreeysaadigookukor qabanayajiirkaooislamarkaasnakuusoojiidaya. Garoonkafirfircoonigawaad ka beddelikartaabalaarkaadigoo kula qabanayajiirkadhinacagaroonkafirfircoonogageeskiisa. Markuuuumuuqdojiirkafallartiisa sida labowaranisdhaafsanmarkaasayaakujiideysaaookucabireeysaabalaarkaaad ka rabtidgaroonkafirfircooniga. (Batoonkamidigtaeejiirkakuu kor riixgaroonkafirfircoonigasidaadugaaragtid in uu ka xiranyahay in la baddelikaro, oohadiiuukaaxiranyahaymabeddelikartid mana cabirikartid .) Feylalkaiyobarnaamijyadakuu furan Batoonkaluqada Batoonkadamiya
Batoonkamidigtariixeejiirka.Dooro kan Egenskaper.Sidan halkan hoosayaakuusoobaxaya: XirAktivitetsfältet: Markaasmeel kale loomakaxeeynkaro . Qari Aktivitetsfältet: Waxuukuumuuqanayaamarkiiaadkuqabatidfalaartajiirkaoouusoodhawaatidgaroonkafirfircooniga. Marka laga qaadofalaartajiirkawuuqarsoonayaa. Tus marwalba Aktivitetsfältet kor: markaaswaxaakagamuuqanayagaroonkafirfircoonigashaashadamiiska. Isku habeybatoonada Aktivitetsfältet: Markaaswaxaakuuyaalatusaale, boogagainternetkakaagafarunayagooiskudhexjira . Soosaarbarnaamijyada si dhakhso ah: Markaaswaxaakaagamuuqanayabarnaamijyadahoosdhinacabidixdaeegaroonkafirfircooniga. Muujisaacada: Saacadawaxaykaagamuuqaneysaadhinacamidigtaeegaroonkafirfircooniga
Batoonka-(Start) Batoonka-Start waxuukuyaalaahoosdhinacamidigtagaroonkafirfircooniga. Marka aadriixdidwaxaakuufurmayamawduucqaas sida sawirkankuumuuqdaoolagumaamulikarobarnaamijkamaskaxdakombiyuutarkaiyokuwa kale. WaalagusifaynkaraaStartka-buugiisayar sida sawirkanuutusaayoadigooriixayajiirkabatoonkamidigtaeeBatoonka-Start. Doorosifo sida muuqalkamuujinaayo. KedibsiidooroStart-buugyar: Waxaad kala doorankartaalabonidaameeStart-buugyarooaad kala doorankartaa: Start-buugyarcuseybiyoqadiimStart-buugyar.
Marka la riixobatoonka-bilowgawaxaakuumuuqanayamacluumadyadabuugagayaryareeugumuhuhimsaneeWindows midkanidaamkabarnaamijkakombiyuutarka, waxaaxitaalooyaqaanabilowgabuuga . Kuulibarnaamijyada Halkan waxaakuusoobaxayalistooyinoobarnaamij ah ooloomarikaroluuqyomarkaaskuugyjirakombiyuutarkaga. Barnaamijadaugudanbeyseyoo la isticamaalayey Waxaakuumuuqanayabarnamiyadaugudanbeyseyoo la isticmaalayey. Laakinwaxaad ka dhigan karta inta barnaamijyokaagamuuqanyabilowga_buugahoosgoobtamawqifkabilowga-buuga.. Waxakujirabilowgabuuga
Dukumentihoreaaduuisticmaashay: Dukumentiyadaugudanbeyseyooaadfurtayayaa halkan calaamadeysan kaagamuuqanayawaanbadelikartaa sida eykuugumuuqanayaan.
Raadi Raadiwaxaad ka heleysaabuugabilowga. Waxaykaacaawineysaa in aad ka raadisidfeylalkombiyuutarka, tusaale. Feylalqoraal ah, feylalsawiradaamafeylalkamaqalka. MarkaadriixdidBatoonka- Raadigudahabilowga-buuga. Waxaakuufurmayabuugyarooakhbaarkuguqoranookuufududeynaraadistaada: Magacamaqeyb ka mid ah feylkamagaca. Jumladamaweedh ka mid ah feylka. Qeyb ka mid ah kombiyuutarkaamaaadkukeydiseycajalada. Taarikhda la sameeyeyama la isticmaalayfeylka. Siyaabooyinkacasriga ah feylkamagaciisaamaweynaantiisa. Magacafeylka Jumladamaweedh Cajalada Taarikhda Habkacasriga
Kaxay Kaxay-waahabaadkufureysidbarnaamij, feylal, galaliyobogaga- internetka (marka aadkuuxirantahayqad internet leh). GoobtagudahaÖppnaWaxaadkuuqoreysaa hal barnaamijmagaciisa, hal gal, hal feylama hal boog. Halkan tusaale. Waxaadkuqorikartaatiroxisaabeadigookuuqorayacalc. Halkan waxaadkumuujinkartaalooxaqoraalkaAdigootoos kula qorayajiirkafalaartiisa, kuuqoroskgudahagoobtanÖppnaWaxaykaacaawineysaaluqadaha kale in aadkuuqortid, gaarahaan marka aadrabtid in aadkuuqortidcalaamadooyinkaaanaheynLatiinadigooisticmaalayalooxyahaqoraalkaIswedhikaamakuwaIngreeska ah.
Marka aadriixdidOKwaxaakaagasoobaxayashaashadalooxaqoraalka. Waadbadelikartaaluqadaaadkuuqoreysidlooxaqoraalkadhinacamidigtaeegaroonkafirfircoonigaayaad ka badeleysaa. Toosayaaduguqorikartaaadigoo kula riixayalooxaqoraalkakulanaisticmaalayajiirkafalaarta.
Ka bixid, Demis Qofka ka baxayaiyoqofka kale oosoogalayawaahadiidhowrqofisticmaalaankombiyuutarkaadigooubaahneyn in aaddamisidkombiyuutarka.
Marka aadriixdidbatoonka-demiskawaxaakuusoobaxayawaxyaalo kala duwanaaddoorankartid: Demi: Kombiyuutarkawaauudamayaa si hubaal ah. Dibuushidid: Kombiyuutarkawuudamayaawuunadibuusooshidmayaa. Sidan waxaayhaboontahay marka aadwaxkuusooshubatidkombiyuutarka. Meelsugid: Marka aadkombiyuutarka ka joogisidshaqoilaawaqtiyar. Markaasayuukombiyuutarkagalayaa standby-meel ah. Marka danbekombiyuutarkaaaddibshaqadiiugunoqotidayaadriixeysaabatoonka-korontadaeekombiyuutarka.
Salledaqashinkawaa gal marwalba laga heloshaashadamiiska. Halkan waxaakuukeeydinayaaNidaamka-Windowskafeylalka la tirtirosiikumeelgaar ah ilaauugoaansadoqofkaistimaalaya in uu ka tirtiro si joogto ah waxiiuukutuuraysalledaqashiinka. Dibbaadugusoocelinkartaafeylalkaaad si qaldanugutuurtaysalledaqashiinka: Fur Salledaqashiinka(Adigoolabojeer ka riixayashaashadamiiska ). Marka aadfurtidsalledaqashiinkawaxaakuumuuqanayakuwiiaadkutuurtay. Waad ka baabinkartaasalledaqashiinkaadigooriixayabaabisalledaqashiinkasidiicajaladaeybooskaagabanaato. Markaadrabtid in aad si rasmi ah ugatirtirtosalledaqashiinkariixbatoonkamigtajiirkakadibsiidooroamarkaTöm Papperskorgen. Salledaqashiinka
Marka la furosalledaqashiinkawaxaaddoorankartaa in aaddibuusoocelisidfeylama si rasmi ah in aaduutirtidadigoobatoonkajiirkaeemidigeedriixayakadibaaddooraneysidtusaalooyinkahooskuuqoran: • Dib u soocelin:Feylalkaaad si qaldan u tuurtayayaaddibugusoocelinkartaabooskoodiihore. • Ja jarid: Ka soojarfeylkasalledaqashiinkakudhajimeeshaaaddoontid. • Ka tirtir: Ka tirtirfeylka si rasmi ah. Markaasdibloomaarkayofeylkaas. • Sifo: Fiirifeylkasifadiisa, sida weynaantiisaiyomeeleyntiisa (inta aadankutuurinfeylkasalledaqashiinka.
Dariishada Marka la furayobarnaamij, hal feylama hal gal waxaakuusoobaxaayadariishadafargeesleh. Dariishadahaoodhan sidan ayeyuka la baxaan: Goobtamagaca:waxaa ka muuqdageeskabidixdaee kor magacabuluugaeedariishada.Geeskamidigtawaxaa ka muuqdasadexbatoono:Yareey: Dariishadawaxay ka baxaysaashaashadamiiskaoomarkaas ka muuqaneysaagaroonkafirfircooniga sida galuuskookalet.Weyneey: Dariishadawaxayqabsaneysaaafargeeskaoodhan. Dib u celi: badelweyninkadariishadaadigoogees ka gees u kala jiidayadariishada .Xir: Dariishadawaxay ka qaroomeysaashaashadamiiskaiyogaroonkafirfircooniga. Goobtamenyga: Shaykoobanaadkudoorankartidbarnaamij. Goobtashaqada: Dariishadameeshabanaanoo cad. Goobtaqalabka: Qalabkawaxuukaacaawinayaawaxiimarkkaskuu furan ooaad ka shaqeyneysaydariishada. Goobtaakhbaarta:Listikuuguqoranakhbaardariishadahoosteeda marka aadfurtiddariishad
Kombiyuutarkaan VkutusayacajaladaadaiyoCD-ROM-enhet, diskett, iyoqadkainternetkaookuujooga. Si aaduufurtidKombiyuutarkan, waxaadriixeysaabatoonkabilowga. Markaaswaxaakuusoobaxayabuuga-bilowga. Kadibsiiriix halkan kuqoransidaanDen här datorn. Cajalada inta badanwaxay u qeybsantahaylaboqeybood, (C:) iyo (D:). CD/DVD-qeybtawaxaaloogumagacyeelayxarfo sida (E:). Flash-dhiskigaoolaguxirokombiyuutarkasiiUSB. Sidey u muuqdanwaa sidan xarafkaUSB-(F:). Nätverksenheter
Fur cajaladahagudahooda Fur hal cajaladadigoodhakhsolabojeer u riixaayacalaamadacajaladakombiyuutarkadariishaadiisa. Tuscajaladagudahiisaadigooriixayabatoonka- midigtakaaxaggacajaladakadibdooroSifadiisa. Markaaswaxaakuufurmayadariishadafargeeslehooakhbaarwadataookuusheegeysa inta booskagabanaaniyo inta aadisticmaashayiyointooqaadikaro.
Dokumentiyadayda DokumentiyadaydaWaa gal shaqsiyeed, ooaadkukeydsankartiddokumenti, feylalkasawirada, feylalkacodkaiyofeylalka kale. Hal qof ka badanmarkuukombiyuutarkaisticmaalaayowaxaasameysma gal uguqoranqofwalbadokumentiyadayda . Dokumentiyadayadawaxay inta badanyaalancajaladaC:\Dokumenti and Settings\magacaqofka\dokumentiyadayda.
Feyl- iyomaareeyntagalka Maareeyntafeylakaiyogalkawaamuhiim. Fur hal feyl (sadexsiyaabood): LabojeerriixAMACalaamadeyfeylkakadibriixbatoonka-Enter AMABatoonkamidigtariixkadibdooro halkan fur Öppna. Magacdabelid:Batoonkamidigtaadigoofeylkakuriixayaooaadrabtid in aadmagaca ka badeshid. DooroByt namn. Kuqormagaciicusbaa. Kadibriixbatoonka-ENTER. Tirtir:BatoonkamidigtakuriixfeylkakadibdoorotirtirTa bort. Caddeytirtirinta. Markaasfeylkawaxuugalayaasalledaqashiinka. Kobiyeerey:Feylkabatoonkamidigtakuriix. dooroKopiera. Waxaadkudhejinkartaafeylkaaadkobiyeereyseymeel kale adigookuqabanayabatoonkamidigtameelbanaankadibdooroKlistra in. Feylkiiasalkaahaameeshiisiiayuujoogayaa. Kajar:Kuqabobatoonkamidigtafeylka. Dooro ka jarKlipp ut. Meel kale ayaakudhejinkartaaadigookuriixayabatoonkamidigtameelbanaankadibdoorokudhejiKlistra in. Markaaddooraneysid ka jariyokudhejimarkaaswaxaalookaxaynayaafeylkaassalka ah meel kale.
Midigtakuriixfeylkakadibdooro sifo Egenskaper. Markaaswaxaakuusoo Baxayashaashadafargeesookuqoran akhbaarmuhiim ah kunasaabsanfeylka: magacafeylka, cabirkamarkii la sameeyey feylkaas, markiiugudanbeyseyoowax laga badalayiyomarkiiugudanbeysey in wax laga badalo. Qoraal-difaac: HadiiaaddooratidqoraaldifaacSkrivskyddlagamabadelikarofeylkashay. Qarsoon:HadiiaaddooratidqarsoonDoldqofkiiisticmaalaayeymaarkikaro. Sifadafeylka
Gal cusubamafeylcusub laga samaynayodhariishadqaas ah. Fur dariishadiiaadrabtay in aad ka samaysid gal amafeylcusub. Meelbanaan ka riixdariishadakadibdooroCuseybNytt ka doorobogayarkadibdooro Gal Mappamanocafeylalkaaad ka rabtidbogayar. Magac u sameygalkacusub.Magacaa u yeelidoontid ha ka dhigincalaamadahaqaaska ah eehooskaagamuuqda |? /^ * >. Kadibriixbatoonka-Entersidaad u keydsatidmacaga.
Kaydiniyokaydinqaaska ah Marka uhu horeeysaaadkaydineysidwaxaadisticmaaleysaakaydintan Spara som eedhinaca kor kuqorontahay (Arkiv). Halkaaswaxaad ka dooraneysaafaylkamagacaiyogoobtaaadkukaydineysid. Waxiiintaas ka danbeysawaxaaddooraneysaakaydi sidan Sparagudahabogakaydintaooaadkukaydisidislameeshiiiyoislamagaciihore. Hab kale aadsameynkartidwaxaadriixeysaacalaamadacajaladaoo kor kaagamuuqdaeedoorashooyinka kala dowan. Hadiiaadrabtid in aadfaylkamagaca ka badashidamaaadrabtid in aadmeel kale kukaydisidwaxaadisticmmaaleysaa sidan Spara som dhinacaArkivka. Halkaaswaxaad ka doorankartaafaylkamagaccusubiyogoobcusubaadkukaydsaneysid.
Marka aaddooratidkaydin sidan Spara som dhinacaArkivkawaxaakuufurmayabuugyarooakhbaarkuqoran. Magac u yeelfaylka. Sheegmeeshaadrabtid in aadkukaydisid.KadibriixmeshankaydiSpara. Halkan waxaad ka dooraneysaameshadrabtid in aadkukaydisidfaylka Ugudambeyntawaxaadriixeysaa halkan ”Spara” Kuqormagacaaad u dortayfaylka Halkan waaxd ka dooreysaanoca falka
Waaddoorankartaanidamkafaylkaaadkukaydineysid sidan Spara som. Barnaamijadaqaarkoodwaaloo kala doorankaraanocayadafaylkalagukaydinkaro, tusaale. barnaamijka Paint (fiirisawirka). Faylkamagacawaxuu ka koobanyahaylaboqaybood, tusaale. Arkivka 1.jpg Qaybtakoobaad, ”Arkivka 1”, waamagacaan u dooransawirka. Qaybtalabaad, ”jpg” waamagacafaylkaaadugadoortaykuwakujirabarnaamijkasawirkaaad ka shaqeyneysid. Falýlakaqaarkoodwaxaad kula furikartaabarnaamijkauukudawangelsanyahayiyomidkauukuhabonyahay, tusaale. Faylalkacoddkawaxaykufurman Windows Media Player, Realplayeramabarnaamijyada fura faylalkacoddka . Laakinlagumafurikarofaylalkaqoraalkabarnaamijka Media Player. Goobtaaadkukaydiseyfaylka NoocafaylkaookugubanaanbarnaamijkaPaint
Looxadamaamulka DariishadalooxadamaamulkaKontrollpanelenwaxaad ka heleysaaikonoaadwax ka baddelikartidsidaadadigaqaas u dooneysid. Waxaa ka sooqaad. Waxku dari karta kana tirtirikartaaqalabkakombiyuutarkaiyobarnaamijyada, kushubis, mashiinkasoosaareqoraalka, waxbaddel gal- iyomuuqaalkadariishada. Siyaabooyin kala duwanayaad u furikartaalooxadamaamulkakombiyuutarka: Looxadamaamulkakombiyuutarkawaxaadtoosugageli karta batoonkabilowga.
Waxbadanyaad ka sameynkartaalooxadamaamulka kombiyuutarka, laakinwaxaaiskuxadayneynaaqeybaha muhiimka ah.
Fur looxadamaamulidakombiyuutarka. DooroNationellainställningar iyo språkinställningarAdigoolabojeer kula riixayabatoonkamidigtajirka. Waxaakuusoobaxaya bog akhbaarkuqoranookuusheegeysahabkaad u dooraneysidtirooyinka, lacagiyotaarikhsidaalooqoraayo. Hadiiaadravtid in aadkudartidama ka saartidluqad, Riixgoobtaluqada sida loocalaamadeeyeySpråk. Mawqifka-luqada sida looguqorotaarikhdaiyotirooyinka
RiixdaaqadaafargeeskaeekuhortaalakadibluqadkushubInstallera språk oolaguqoraayodhinacamidigtailaabidixda” waahadiiaadrabtid in aadhawl ka qabatidluqadaamaluqad kale aadkusooshubatid. (Om din Windowsversion ,a suurtagaleysohadiiwidowskabarnaamijkau ogolyahay in luqad kale lagushubikaro.) Riis daaqadaafargeeskaeekuhortaalaInstallera filer för östasiatiska språk kushubluqadahaassiyaaniga ah hadiiaadrabtid in u kuufurmo. RiixbatoonkawarbixintaInformation (fiirisawirka) akhbaartaookaagamuuqdashaashada.
Halkan riixLägg till ... SidaadugudartidluqadcusubamatirtirtidTa bort waahadiiaad ka tirtireysidkombiyuutarkaluqadaadhoreugushubtay. • Doorotusaale. Carabiga (fiirisawirka). • KadibriixmeshanOKsidaad u kaydsatiddbaddelkiiaadsamaysay. • WaxaadriixeysaaOKmeeshasfalaartakususeysosidaad u dooratidluqad. • Waxaad u bahantahay in aaddib u sooshididkombiyuutarka si eykuguhergasholuqadaaad ka badashay
2. TaarikhdaiyoWaqtiga kudahamaamulkakombiyuutarkalooyaqaano (Kontrollpanelen) waxaad ka baddelikartaataarikhdaiyowaqtigawaxaadXitaago`aaminkartaasoonadasaacada. Inta badanwaxashaqadandhamaataa marka kombiyuutarkaaadrakibaaysid. Laakinhadiitaarikhdaiyowaqtigawax ka qaldamaanwadhaqaajinkartaa. dooroKontrollpanelen kadiblabojeerriixDatum ochtid. Waxaakuufurmaya bog akhbaarkuqoranooaad ka go’aaminkartidwagtigaiyotaarikhda, iyoaad ka sixikartidwaxiiqalad ka noqday. WaxaaddoorankartaasoonadasaacadaTidszonoomeeshaaddagantahaykadibaad ka kontroolleysidkombiyuutarka in uutusayosaacadaxiligajiilaalkaama (sammarka saacada).
3. Barnaamijku dar ama ka saar Halkan markaadriixdidLägg till eller ta bort program barnaamijbaakudareysaaama ka saareysaa, kadibwaxaakuufurmayalistoookutuseysabarnaamijyadaoodhanookugujirakombiyuutarka. Waxaad ka dooraneysaalistadabarnaamijkiiaadrabtey in aad ka saartid. Waxaadku dari kartaabarnaamijcusubama ka saarikartaa mid horeyoougujiray ka mid ah qaaybahaelektroonigaeeWindowska (Windowskomponenterna) Laakinwaad in aadahaataamaamulahakombiyuutarka. Hadiiaadanahaynmaamulahakombiyuutarkawaxnakamabaddelikartidwaxnakamasaarikartidkombiyuutarkaqaaybahaelektroonigaiyobarnaamijkamaskaxdaeenidaamkakombiyuutarka.
4. Akaawntyadaciwaanada • Mawqif kale oomuhiim ah kudahamaamulidakombiyuutarkalooyaqaano • kontrollpanelen waafursadlagusamaynkaroakaawnticusubamawaxaad ka baddaleysidciwaanhore u jiray. • Iyadaoo la adeegsanaayociwaano kala duwanayaaqofwalbaciwaankiisaayuu ka shaqaynkaraafaylakiisalambar sir ah isagookusoogalayaciwaankiisa. Waxaaloobaahanaanayaahawlqabashadanmarkiikombiyuutarka hal qof ka badanisticmaalayo. • Ogeeysiis! Hadiiaadrabtid in aad sidan aadsamaysidwaad in aadmaamulkakombiyuutarkawax ka leedahay • (administratörsrättigheter).
5. Arjiqoreiyo fax Arjiqorewaxaad ka furikartaaboga-bilowgalooyaqaano (Start). Waxaadxitaaku dari kartaaarjiqoreookuudhow. Waxuuwataa calalad (CD) aadkushubeysidkombiyuutarkasiduu u gartoarji qoraha. Mar hadiiaadrabtid in aadsoosaratiddokumentiwaxaadriixeysaa halkan Skriv ut eegoobtaArkivka. Kudahamaamulka kombiyuutarka (Kontrollpanelens) qaybtaarjiqoraha (Skrivare) waxaa ka la soconkartaawaxaad ka shaqaynayseyoo la soo saaray, joojinkartaawaxsoosaarmayaamaaadkontroolleysaawax yaalaha ka soosaarmayaarjiqoraha.