150 likes | 263 Views
Himilooyinka Cutubka. Qeex bay’adda xamaasadda inta ay musiibo jirto iyo ka gadaalba. Qeex tallaabooyinka ay samatabbixiyeyaashu qaadaan si ay u gargaaraan buufiskooda iyo kan dadka samatabbaxayba. Hurgun Gacan-labaad ah.
E N D
Himilooyinka Cutubka • Qeex bay’adda xamaasadda inta ay musiibo jirto iyo ka gadaalba. • Qeex tallaabooyinka ay samatabbixiyeyaashu qaadaan si ay u gargaaraan buufiskooda iyo kan dadka samatabbaxayba.
Hurgun Gacan-labaad ah Hannaanka isbeddellada ku yimaada samatabbixiyaha oo ka imanaya la walbahaaridda waarayaasha (dadka samatabbaxay)
Astaamo Dhici kara oo Cilmi-nafsi ah • Dulqaad-xumo, caro • Is-eedayn, eedayn dad kale • Go’doon, ka dhex bixid dadka • Cabsi in ay wixii dib u dhacaan • Dareen argaggax, qarracan, ama guluf • Dareen waxtarxumo • Laba-miirrennimo • Murugo, buufis, naxsanaan • Inkirtamod • Dhibaato xusuusta ah • Dhibaato qoys/qaraabo la dagaallan
Astaamo Dhici kara oo Cilmi-nafsi ah • Cunto xumo • Madax-xanuun, xabad-xanuun • Shuban, calool xanuun, lallabbo • Fud-fudayd • Aalkole iyo daroogo cun badan • Qarawyo habeenkii • Hurdi-kari-waa • Daal, tamar xumo
Wacnaanta Kooxda Hoggaamiyeyaasha CERT waa in ay: • Bixiyaan tababar maaraynta buufiska ah musiibo horteed • Xog kooban sii shaqaalaha intaanay hawsha billaabin. • Carrabka ku adkee wadashaqayn. • Dhiirriggeli biririf qaadasho. • Bixi nafaqo ku habboon. • Isbed-beddela. • Shaqaalaha mar mar nasi. • Samee wadahadal kooban. • Agaasin warbixin dhacdada ka dib.
Dhimidda (Yaraynta) Buufiska • Hel hurdo kugu filan. • Jimicso. • Cun cunto dheellitiran. • Isu dheellitir shaqada, ciyaarta, iyo nasashada. • U oggolow naftaada qaadasho iyo siinba. Xusuuso aqoonsigaagaa ka weyn mid wax caawinaya. • La jaanqaad dadka kale. • Isticmaal khayraad ruuxi ah.
Ka warbixintaa Buufiska Dhacdada Daran Lix weji: • Arar iyo tilmaamid • Muraajicaynta alaabta/qoraallada runta ah • Isweydaarsiga fikirrada/dareennada bilowga ah • Isweydaarsiga falcelinta dareen ee dhacdada • Tilmaamid ku saabsan falcelinta caadiga ah ee buufiska • Muraajicaynta astaamaha • Xiridda iyo qiimaynta baahi dheeraad ah
Wejiyada Mashaqada • Raadreeb • Saabaan • Samatabbixin • Soo helid mar kale
Mashaqooyinka Hurgumada Dhacdo ay dadku mareen ama arkeen: • Dhimasho ama ku dhawaan qof ama dad kale ku dhacday. • Dhaawac daran. • Dumid guryo, dersaal, ama hanti qiime leh. • Xiriir ka waayid qoys/qaraabo dhaw.
Buufiska Hurgumada leh Buufiska hurgumada leh wuxuu saamayn karaa: • Habdhiska waxgarashada. • Caafimaadka jirka. • Falcelinta dadka dhexdiisa.
Saameeyeyasha Dhexgalka • Hore u arkidda dhacdadatan oo kale • Xaddiga kala dhaca nolosha waarayaasha • Dareenka shaqsi ee inaanu fakan karin oo iyadu argaggax u gogol xaarta • Awoodda dhimir ee shakhsiga • Dhererka waqtiga dhex-maray waqtigay wax dhaceen iyo haatan
Dejinta Shaqsiga • Qiimee waarayaasha oo ka eeg dhaawacv iyo shoog. • Dadkaan dhaawacmin hawsha wax ka geli. • Taageero bixi adigoo: • Dhegaysanaya. • U beer-dulcahaya. • Ku caawi waarayaasha in ay la qabsadaan habka caawinta ee dabiiciga ah.
Iska jir in aad tiraahdo . . . • “waa fahmayaa.” • “haus xumaynin.” • “Waad awood badan tahay/Tan waad ka kacaysaa.” • “Ha ooyin.” • “Allaa kula maagay.” • “Way ka xumaan kartey” ama “Ugu yaraan waxaad weli haysataa . . .”
Maaraynta Goobta Dhimashada • Ded meydka; xurmee meydka. • Hal qof oo qoyska ka mid ah tus meydka hana go’aamiyo in ay inta kale arki karaan iyo in kale. • U oggolw in xubnaha qoysku ay qabtaan ama in door ah meydka la joogaan. • U oggolow qoysku in uu baroorto.
U Sheegidda Qoyska Geeri • Ka sooc xubnaha qoyska dadka kale oo gee meel qarsoon oo aan jabaq lahayn. • Dadku ha fiariisteen, hadday suuroggal tahay • Indhaha ka eeg, cod deggan oo naxariis lehna ula hadal. • Isticmaal erayada soo socda si aad xubnaha qoyska ugu sheegtid geerida: “Waan ka xumahay, laakiin xubintii qoyskiinna waa uu dhintay. Aad baan uga xumahay.”