230 likes | 340 Views
Himilooyinka Cutubka. Qeex noocyada halista ah oo ay u dayacan tahay bulshadaadu. Qeex waajibaadyada CERTyada. Sheeg tallaabooyinka u diyaarsanaanta. U diyaargarowga Musiibada. CERTyadu waa in ay diyaargaroobaan iyagoo: Ogaanaya khataraha ku iman kara guryahooda iyo goobaha shaqada.
E N D
Himilooyinka Cutubka • Qeex noocyada halista ah oo ay u dayacan tahay bulshadaadu. • Qeex waajibaadyada CERTyada. • Sheeg tallaabooyinka u diyaarsanaanta.
U diyaargarowga Musiibada CERTyadu waa in ay diyaargaroobaan iyagoo: • Ogaanaya khataraha ku iman kara guryahooda iyo goobaha shaqada. • Yaraynta halista, markay suuraggal tahay. • Samaysiga guntin sahay musiibo.
Gurmadka Musiibada CERTyadu waa in ay gurmadaan iyagoo: • Helaya deminayana yutiilitiyada, hadday taasi nabad ku qabsoomi karto. • Deminta dababka yaryar. • Daweynta dhaawacyada. • Samaynta goobid iyo samatabbixin khafiif ah • Ku caawinta kan bedbaaday in uu yareeyo walbahaarka.
Doorarka CERT waqtiga Musiibo aanay jirin Xubnaha CERT waxay karaan: • Qaybinta maaddooyinka diyaarsanaanta. • Cooshadaha gargaarka degdegga ah iyo munaasabadaha gaarka ah. • Ku caawinta rakibidda dawanka ka diga qaaca.
Citizen Corps • Madaxweynaha ayaa Maraykanka dadkiisa ku dhiirriyey inay mutaddawacaan si ay u hagaajiyaan una ilaaliyaan qaranka. • Aagagga loo doorbido dedaallada in laga mutaddawacnimo: • Dembiga • Musiibooyinka Dabiiciga ah • Argaggixisannimada
Fursado Tababbar oo Dheeraad ah oo CERT • Maaraynta gabbaadka • Xiriirka bulshada • Maaraynta deeqaha • Arrimaha baahiyada khaaska ah • Burbur qashinkii daldalidda • Xakamaynta yutiilitida • Gargaar degdeg ah oo heer sarreeya • Isticmaalka wadne-xajaha bannaanka ee is-wada • Xirfado CPR
Muraajicada Koorsada Koorsadani waxay diiradda saari: • Ka nabdoonaanta dabka. • Hawlgallada caafimaad ee musiibada. • Goobid iyo samatabbixin khafiif ah. • Habdhismaha CERT. • Saykolojiga musiibo. • CERTyada iyo argaggixisannimada.
Noocyada Musiibooyinka • Dabiici • Dad-samee • Tiknoolojiyeed
Tilmaamo Gaar ah oo Musiibooyinka • Inta badan lama filaan bay u dhacaan. • Shaqaalaha gurmadka waa la hafin karaa. • Nafaf, caafimaad, iyo bay’addaba halis bay galaan.
Saamaynaha Kaabayaasha Dhibta ku dhacda gaadiidka: • Awood darro qiimaynta si sax ah in loo sameeyo • Ambalasyada oo laga horjoogsado ijn ay gaaraan dhibbaneyaasha • Bilayskaa diida in la tago meelaha ay kacsanaan shacab ka jirto • Waaxda dabka oo laga horjoogsado ijn ay gaaraan dababka • Kala go’ joogtannimada sahaydii la rabey
Saamaynaha Kaabayaasha Dumidda ku dhacda dhismayaasha: • Cusbitaal dumay ma awoodo in uu si fiican u shaqeeyo • Khatar dheeraad ah oo ka timaadda burburka soo daata
Saamaynaha Kaabayaasha Warisgaarsiinnada oo kala go’a: • Dhibbanayaashu ma awoodaan in ay caawin u yeertaan • Isudduwidda adeegyada oo kharribanta
Saamaynaha Kaabayaasha Burburka Yutiilitida: • Yutiilitida (gaaska iwm) oo luma • Khatar badan oo dab iyo koranto-qabad ah • Xiriirka dhibbanayyasha iyo adeeg bixiyeyaasha oo luma • Sahay biyo oo aan ku fillayn • Khatar dheeraad ah oo caafimaadka bulshada ku timaadda
Saamaynaha Kaabayaasha Burburka dahayda shidaalka: • Khatar korodhay oo dab ama qarax tuboo gaas oo dillacday ka yimaada • Khatar ugu jirid cabbur
Khataraha Waxyaabaha Guriga • Dillaaca tubbada gaaska oo ka yimid kululeeyayaasha iyo meelaha kale • Burbur ka yimaada buug, weelal, ama waxyaabaha armaajada ku jira oo dhacday • Koranto qabasho ka timaadda qalab koranto oo meeshiisi ka qaadmay. • Dab ka dhashay si xun u xirid, bareesyo badan, iyo fiilo fiiqantay
Nabdoonaanta Shaqsiga Tallaaboyinka nabdoonaanta shaqsiga waa ay kala duwan yihiin waxaanay ku xiran tahay: • Nooca dhacdada. • Xaddiga digniinta ee la helay. • Goobta ay dhacdadu kugu haleeshay (sida, gudaha, dibedda, gaari wadidda).
Diyaarsanaanta Guriga/Goobta Shaqada • Yaraynta halista dhismayaasha iyo meelaha aan dhisnayn • Diyaarsanaan shaqsi: • Aruurso sahay musiibo. • Samee qorshe musiibo. • Samayso qol nabdoon.
Muunad Yaraynta Khatarta Dhismayasha • Ku qodob guryaha cusub dhulka. • Xirxir haamaha barobeynta. • Sare u qaad yutiilitida. • Ku xirxir guryaha guurguura guntooda. • Weydii xirfadle in uu eego salka, iskuxirka saqafka, shooladda, iwm.
Muunad Yaraynta Khatarta Dhismayasha • Heeg oo xir faraajiinta cul-culus. • Sug qalabyada iyo saabaanka xafiiska. • Ku xir albaabbada armaajooyinka adkeeyayaal carruurtu aanay ruxi karin. • Meel ku ogow oo calaamadee meelaha lagac xiro gaaska, korantada, iyo biyaha. • Ku adkee kululeeyayaasha biyaha, hana ku xirraadeen fiilooyin qalloocsami kara.
EOP-ka • Wuxuu masuuliyadda u kala qoondeeyaa ururrada iyo shakhsiyaadka • Masuuliyadaha kala qaybiyaan • Qeexaa sida dadka iyo maalka loo xafido • Aqoonsada shaqaalaha, qalabka, dhismayaasha, iyo khayraadka kale
CERTyada Goobta Musiibada • Caawinta gurmadka koowaad markii loo baahdo • Marka u horraysana qabta hawsha shaqaalaha gurmadka inta ay ka imanayso caawinaadda muhiimka ah: • Nabdoonaanta Dabka • Goobid iyo samatabbixin khafiif ah • Hawlgallada caafimaadka
Soo-koobidda Cutubka • CERTyadu waxay ka mid yihiin hay’aadka iyo shaqaalaha kala duwan ee u wada shaqeeya in ay caawimaad bixiyaan musiibo ka gadaal. • CERTyadu waxay uga caanbaxeen in ay muhiim yihiin meelihii lagu tijaabshey. • CERTyadu waxay noqdeen qayb muhiim ah oo ka mid ah barnaamijka Citizen Corps.