190 likes | 295 Views
Soo Dhaweyn iyo Ararta Cutubka. Doorka CERT yada ee ka nabadgalka dabka: Demi dababka yaryar. Ka hortag dab kale. Demi Yutiilitida Caawi guurista haddii ay lagama maarmaan noqoto. Himilooyinka Cutubka. Sharax doorka CERT ee ka nabadgalka dabka.
E N D
Soo Dhaweyn iyo Ararta Cutubka Doorka CERT yada ee ka nabadgalka dabka: • Demi dababka yaryar. • Ka hortag dab kale. • Demi Yutiilitida • Caawi guurista haddii ay lagama maarmaan noqoto.
Himilooyinka Cutubka • Sharax doorka CERT ee ka nabadgalka dabka. • Garo oo yaree khataraha dabka ee guriga ama goobta shaqada. • Gurmadka dabeed u samee qaymayn billow ah. • Faham taxaddarrada nabdoonaanta ee billowga ah. • Garo maaddooyinka halista ah ee guriga iyo bulshada. • Demi danabka yaryar adigoo dab-bakhtiiye isticmaalaya.
Saddex-xagalka Dabka • Kul • Shidaal • Oksijiin
Kimisteriga Dabka Heerarka dabka: • A: Caadiga ah ee guban kara • B: Hoorarka guban/ololi kara • C: Qalabka koranto ee tamarta leh • D: Biraha guban kara
Yareynta Khataraha Dabka Guriga iyo Goobta Shaqada • Ka fogow “farqoolaha korantada.” • Ha marinin bareeska korantada roogga hoostiisa. • Beddel bareesyada go’an ama fiiqan. • Dayactir qalabyada
Yareynta Khataraha Dabka Guriga iyo Goobta Shaqada • Rakibo gaas sheege. • Hel oo calaamadi meelaha gaasta laga xiro.
Yareynta Khataraha Dabka Guriga iyo Goobta Shaqada • Akhro calaamadaha. • Isticmaal hannaanka kaydinta ee L.I.E.S. (Limit, Isolate, Eliminate, Separate) oo ah (Xadee, Go’doomi, Baabbi’I oo Kalasooc)
Qaymaynta CERT Ka jawaab su’aalahan: • Aniga iyo jaallahay ma demin karraa dabka? • Ma haysannaa qalabkii ku habboonaa? • Ma jiraan halisyo kale? • Dhismuhu qaab ahaan ma u burbursan yahay? • Ma fakan karraa?
Qaymaynta CERT • Xaqiiqooyinka Aruurso. • Qiimee Burburka. • Tixgeli Waxyaabahaha Dhici Kara. • Xaalkaaga Qiimee. • Muhiimado kala samee. • Go’aanno gaar. • Samee qorshe hawl-qabashoction . • Hawl qabo. • Qiimee horumarka.
Qalabka Dab-deminta Qalabka la heli karo: • Dab-bakhtiiyeyaal la qaadi karo • Tubbo-ciideedyo qoyan • Xannib • Qalab “Macquul ah”
Noocyada Dab-bakhtiiyeyaasha • Biyo • Kimiko qallalan • Kaarboon dhaayoksaydh • Dab-bakhtiiye gaar ah
P.A.S.S. • Pull (Jiid) • Aim (Toogo) • Squeeze (Marooji) • Sweep (Xaaq) Tijaabi dab-bakhtiiyaha intaadan wajihin wax dab ah.
Nabdoonaanta Dab-xakamaynta Samee: • Isticmaal qalabka nabdoon. • Wada shaqeeya. • Lahow koox gurmad u joog ah. • Lahow laba jid oo laga baxo. • Masaafo nabdoon ka joog dabka. • Baabbi’I dabka.
Nabdoonaanta Dab-xakamaynta HA YEELIN INAAD • Isku daydo xakamaynta dab weyn. • U dhawaato. • Keligaa la dirirto dabka. • Gasho guri qiiq ka buuxo.
Maaddooyinka Halista ahi waxay . . . • Burburiyaan maaddooyinka kale • U qarxaan ama shidmaan sahal • Biyaha uga falceliyaan si xooggan • Kala bayraan markii ay kul iyo shoog u feydmaan • Sumeeyaan aadamiga, xayawaanka ama bay’adda
Garashada Maaddooyinka Halista ah oo Keydsan NFPA 704 afar dheeman oo isku jira: W Wuxuu tusaa biyo ka falcelin OX Wuxuu leeyahay awood oksidheyn
Casaan & Hurdi Casaan Caddaan Casaan Caddaan Caddaan Buluug Jaalle Madow & Casaan& Jaalle & Caddaan Caddaan Garashada Maaddooyinka Halista ah oo Keydsan
Calaamad Calaamad Tirsiga Kiimikaad Magac 1203 3 Heerka Kiimiko Heerka Kiimiko Garashada Maaddooyinka Halista ah oo La Safrinayo