50 likes | 153 Views
Sunaami Waa. Hir badeed ay sameeyaan dhulgo’yo ka dhaca badda hoosteeda. Khataraha ay Sunaamiyadu Keenaan. Sunaamiyadu waxay sababi karaan: Daadad. Sumoobidda biyaha la cabbo. Dabab ka yimaada haan dillaacday ama tuubbooyinka gaaska. Lumidda kaabe muhiim ah oo bulshadu leedahay.
E N D
Sunaami Waa. . . Hir badeed ay sameeyaan dhulgo’yo ka dhaca badda hoosteeda.
Khataraha ay Sunaamiyadu Keenaan Sunaamiyadu waxay sababi karaan: • Daadad. • Sumoobidda biyaha la cabbo. • Dabab ka yimaada haan dillaacday ama tuubbooyinka gaaska. • Lumidda kaabe muhiim ah oo bulshadu leedahay.
U Diyaarsanaanta Sunaami • Ogsoonow halista. • Qorshee oo ku tababbaro wadiiqooyinka fakashada. • Qoyskaaga kala hadal sunaami. • La hadal wakiilka caymiskaaga. • Isticmaal oo dhegayso Raadiyaha Cimilada ee NOAA.
Haddii uu Dhaco Dhulgariir Xeebeed Xooggan . . . • Dhac, is-ded, oo xagso. • Guur markay istaagto ruxashadu. • Iska jir baallooyinka korantada oo dhacay, guryaha, iyo buundooyinka.
Haddii La Bixiyo Digniin Sunaami • Haddaad joogto meel halis u ah sunaami, markiiba guur. • Raac tilmaamaha ay baxshaan madaxda maxalliga ah. • Meel sare oo gudaha dhulka (xeebta ka durugsan) ah aad intaad awooddo. • Dhegayso Idaacadda Cimilada ee NOAA ama saldhigga hirarka ee Ciidamada Ilaalada Xeebta . • Guriga ku soo noqo markii ay saraakiisha maxalligu uhu ku dhahaan waa nabad uun ka dambe.