70 likes | 153 Views
Foolkaane Waa. Daaqad uu dhagax shiidani ugu soo fakado dullada sare ee Dhulka. Khataraha Foolkaane. Gaasaska sunta ah Laafa iyo shiid-naar qulqulaya Dhulgo’ Dhulgariir Qaraxyo dhaca. Khataraha la Socda. Dhoobo-guur (ay laharro ku jiraan) Daadad degdeg ah Dabab duurarka ah Sunaamiyo
E N D
Foolkaane Waa . . . Daaqad uu dhagax shiidani ugu soo fakado dullada sare ee Dhulka.
Khataraha Foolkaane • Gaasaska sunta ah • Laafa iyo shiid-naar qulqulaya • Dhulgo’ • Dhulgariir • Qaraxyo dhaca
Khataraha la Socda • Dhoobo-guur (ay laharro ku jiraan) • Daadad degdeg ah • Dabab duurarka ah • Sunaamiyo • Dhulgariirro
Dambaska Foolaane wuxuu • Sababaa dhibaatooyin ba’an oo dhinaca neefsashada ah. • Yareeyaa aragtida. • Sumeeyaa sahayda biyaha. • Sababaa duufaanno koranto. • Khash-khashaa shaqaynta matoorrada. • Ridaa saqafyada.
Diyaarsanaanta Dhicidda Foolkaane • Faham khataraha. • La hadal wakiilkaga caymiska. • Diyaarso guntin sahay musiibo. • Samayso qorshe guurid ah.
Markuu Dhaco Foolkaane • Raac amarrada guuridda. • Ka fogow aagagga ur-hoosaadka iyo dooxooyinka webiga ee biyuhu ay xaggooda u socdaan. • Haddaad joogto bannaanka iska ilaali dambaska dhacaya. • U diyaargarow khataraha la socda.
Markuu Dhaco Foolkaane • Ka dheerow meelaha dambaska foolkaanaha uu ka dhacayo. • Ka nadiifi saqafyada dambaska dhacaya. • Iska jir gaari ku wadidda dambas dhaca. • Haddaad qabto xannuun neefsi ah ka fogow taabashada wax dambas ah.