60 likes | 152 Views
A Tornaado Waa. Duufaan awood badan oo wareeganaysa oo ay wehlin karaan dabaylo ka badnaan kara 250 mayl saacaddiiba. Khataraha ay Keenaan Tornaadooyinka. Tornaadooyinku waxay: Kala goyn karaan geedaha. Dumin karaan dhismayaal. Sal-kicin karaan dhismayaal iyo walxo.
E N D
A Tornaado Waa . . . Duufaan awood badan oo wareeganaysa oo ay wehlin karaan dabaylo ka badnaan kara 250 mayl saacaddiiba.
Khataraha ay Keenaan Tornaadooyinka Tornaadooyinku waxay: • Kala goyn karaan geedaha. • Dumin karaan dhismayaal. • Sal-kicin karaan dhismayaal iyo walxo. • Haatin karaan qashin burbur iyo quraarado. • Geddin karaan baabbuurta iyo guryaha guur-guura.
Miisaanka Burbur-Dabayleedka Fujita • Wuxuu cabbiraa xoogga tornaado • Lix heer: • F0: Burbur khafiif ah • F1: Burbur dhexdhexaad ah • F2: Burbur wax-ku-ool ah • F3: Burbur daran • F4: Burbur aad u daran • F5: Burbur mashaqo ah
U Diyaarsanaanta Tornaado • Ogow halista. • Garo oo soo aqoonso qol “nabdoon”. • Baro habka digniinta ee bulshada. • Samee tababbar tornaado oo qoyska ah.
Baaqyada Tornaado • Dabaylo sare • Shiidbarafyo waaweyn
Inta Lagu Jiro Tornaado . . . • Ha xirnaadeen daaqadaha iyo albaabbada. • Aad qolka “nabdoon”. • Ka dhegayso Idaacadda Cimilada ee EAS ama NOAA.