90 likes | 102 Views
Explore effective strategies to mitigate the water crisis, such as water conservation, ice caps preservation, desalination, sustainable irrigation, drought-resistant farming, community engagement, flood management, and land reclamation. Discover the risks posed by water scarcity and learn how to take action.
E N D
Daad wuxuu dhacaa . . . Mar kasta oo ay biyo sare u kacaan oo daboolaan meel engegnayd.
Sababa Daadadka • Roob culus • Baraf dhalaala gu’gii • Biyo-xireen ama gidaar kannaal oo fataha • Ciidda oo aan biyaha liqayn
Saameeyayaasha Daadadka Kordhiya • Badnaanta roobka da’aya • Waqtiga roobku uu socdo • Qaab samaysnaanta dhulka • Xaaladda carrada • Daboola dhulka
Khataraha Daadadka • Roobabka culus waxay uga sii daraan dhibaatooyinka yaacidda, dhuuqidda iyo hababka xakamaynta daadadka. • Daadadka webiyada waxay qarqin karaan magaalo ama meel hoose oo hirdhac ah haddii ay gidaarrada kannaalladu dumaan. • Meelaha dhagaxyada leh dhuuqid la’aanta ayaa sababi karta daad.
Khataraha Daadadka • Bulshooyin 4,000 ah iyo 100 milyan oo qof ayaa halis ugu jira. • Dhibku wuu kordhaa markuu ka dhaco aagagga: • Aagagga xeebaha. • Babacyada daadadka.
Diyaar u Noqoshada Daadadka • Ogow khatarta daad ee meeshaada. • Diyaarso qorshe ka guurid daad. • Iibso caymis daad. • Dikumiintiga ku kaydso sanduuq aysan biyuhu karin. • Raadiyaha gacanta ka dhegayso xogta hadda socota.
Hanti ka Ilaashiga Daadadka • Kor u dallac tinnaarrada, kululeeyeyaasha biyaha, iyo sixniga korantada. • Faraajiinta iyo alaabta kaleba u dallac meel sare. • Gasho guriga waalal wax lagu ogaado. • Taxtiga iyo derbiyadaba ka dhig biyo-ma-karaan.
Haddii ay tahay in aad guurto • Ha ku socon, dabbaalan, gaarina ha ku wadin biyaha dhexdooda. • Ka fogow buundooyinka dul mara biyaha xawliga ku socda. • Xanibyada u dhug lahaw. • Ka fogow marinnada biyaha. • Ka fogow majaroorka iyo hogagga waraabinta.
Daad ka dib • Ka dheerow carrada uu daadku ka dhacay. • Telefoonka gurmadka u kaydi. • Iska jir gaari kaxaynta, haddii aadan gurmad ahayn.